Qofka mowaadinka ah ee baasaboor dalbanaya, waxaa laga doonayaa waxyaalahan: Baasaboorkii hore . Waraaqo cadaynaya shaqadiisa ama ardaynimadiisa. caruurta da’dooda ka yar tahay 10 sano waa in ay keenaan baasaboorada waalidiinta.